In ka badan 200 oo xaaladood oo ku kordhay kiisaska coronavirus ee Jarmalka

Machadka dabagalka ku sameeya cudurada faafo ee RKI ayaa sheegay in gudaha wadanka Jarmalka laga xaqiijiyay xaalado cusub oo coronavirus oo dhan 219.
Waxay tani tirada guud ee xaaladaha la diiwaangeliyay ka dhigtaysaa 196,554.
Sido kale waxaa Jarmalka laga soo tabiyay afar dhimasho oo hor leh waxayna hadda dhimashada guud ee ka dhalatay cudurka COVID19 tahay 9,016.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here