In ka badan 30 milyan oo uu COVID19 ku haleelay caalamka

Tirada guud ee dadka uu wadamada kala duwan ee dunida ku saameeyay cudurka COVID19 ayaa kor u dhaaftay 30 milyan oo qof.
Waxaa cudurka ku dhimatay 943,515 oo tiradan ka mid ah.
Ilaa iyo hadda waxaa caafimaaday bukaan dhan 20.4 milyan sida laga soo xigtay Jaamacadda John Hopkins University oo si dhow ula socoto xaaladaha fayraska corona.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here