In ka badan 3000 oo maxaabiis ah oo la siidaayay

Maxaabiis

Dowladda ayaa xabsiyada ka siidaysay ugu yaraan 3000 oo maxaabiis ah si looga hor tago faafitaanka cudurka covid-19.
Bayaan uu soo saaray guddoomiyaha guud ee xabsiyada dalka Wycliffe Ogalo, ayaa lagu sheegay in tallaabadan looga gol leeyahay in lagu badbaadiyo nolosha maxaabiista.
Tirada maxaabiista iyo dadka eedeysanayasha ee rumaanka ku jiray ee xuriyadooda dib u helay ayuu mas’uulkan ku sheegay 3,837 qof.
Tani ayaa timid kaddib wada tashi lala yeeshay golaha qaran ee qaabilsan cadaaladda dhanka maamulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here