In ka badan 40 machad oo u bartilmaameedsan TVET

Waxaan la saadaalin karin mustaqbalka waxbarasho ee kumannaan arday ah kaddib markii maamulka dowladda dhexe u qaabilsan xaqiijinta tayada tacliinta machadyada ee TVET uu sheegay inuu guda galayo howlgallo ka dhan ah ugu yaraan 40 ka mid ah xarumaha waxbarasho ee Nairobi.
Baaritaanada ayaa lagu xaqiijinaya in dugsiyadan farsamo ay bixiyaan culuun ama koosas la ansaxiyay sido kalena ay dowladda u diiwaan gashanyihiin.
Saraakiisha TVET oo kaashanada booliska ayaa xiray sagaal machad.
Agaasimaha guud ee maamulkan Kipkirui Lang’at ayaa xusay inay howlgallada sii wadayaan si ardayda ay u helaan waxbarasho taya leh oo u dhiganta qarashaadka laga qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here