In ka badan 400 oo ah kiisaska cusub ee corona oo laga xaqiijiyay Jarmalka

Waxaa sare u sii kacay xaaladaha cudurka COVID19 ee dalka Jarmalka kaddib markii 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay la diiwaangeliyay 436 oo kiisas cusub ah.
Sida laga soo xigtay machadka dabagalka ku sameeya cudurrada faafa ee RKI waxay hadda kiisaska corona ee Jarmalka gaareen 216,327.
Hal qof oo dheeeraad ah ayaa cudurka ugu dhintay gudaha Jarmalka waxayna hadda dhimashada guud ee ka dhalatay COVID19 tahay The 9,197.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here