In ka badan 400 oo kiisas Corona ah oo dalka maanta laga diiwangaliyay

442 xaaladood oo cusub oo ah Covid-19 ayaa maanta laga xaqiijiyay dalkani Kenya, kiisaska guud ayaa gaaray 40,620.
Waxaa xanuunka ka bogsaday 166 qof halka ay u geeriyoodeen 4 bukaan.
Ismaamulada laga xaqiijiyay kiisaska maanta Nairobi (80), Mombasa (47), Uasin Gishu (22), Embu (20), Kisumu (20), Turkana (18), Meru (15), Trans Nzoai (14), Kisii (13), Garissa (12), Kilifi (12), Siaya (11), Kajiado (11), Baringo (10), Kiambu (10) and Kericho (10).
Taita Taveta (4), Kwale (2), Migori (2), Machakos (2), Nandi (2), Vihiga (2), Bungoma (1), Elgeyo Marakwet (1), West Pokot (1), Nyanadarua (1), Kitui (1), Kirinyanga (1), Muranga (1), Kakamega (1) iyo Bomet (1).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here