In ka badan 500 oo ah kiisaska cusub ee coronavirus oo laga xaqiijiyay Jarmalka

Waxaa sare u sii kacay xaaladaha fayraska corona ee dalka Jarmalka.
Ilaa iyo hadda waxaa wadankaas laga diiwaangeliyay 200,260 xaaladood kaddib markii la xaqiijiyay 534 dheeraad ah.
Machadka dabagalka ku sameeya cudurada faafo ee (RKI) ayaa sido kale sheegay in 7 xaaladood ay ku kordheen kiisaska dhimasho oo ayna hadda yihiin 9,078.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here