In ka badan 6 qof oo lagu dilay Ciraaq

Saraakiisha ammaanka ee dalka Ciraaq ayaa lagu soo warramayaa inat toogasho ku dileen ugu yaraan 6 qof oo dibadbaxyo ka qeyb qaadanayay.
Arrintan ayaa laga soo tabiyay caasimadda wadankaasi ee Baqdaad.
Waxay sido kale dhaawacyo soo gaareen 35 qof oo dheeraad ah.
Dadka dibadbaxyada dhigaya ayaa dalbanaya in dib u habeyn lagu sameeyo hannaanka hoggaanka ee Ciraaq, in wax laga qabto dhaqaalaha sii liicaya , shaqa la’aanta oo aad u sarreysa iyo musuqmaasuqa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here