In ka badan 600 oo qof oo Kenya ka caafimaaday COVID-19

24-kii saac ee la soo dhaafay baaritaan lagu sameeyay 6,200 oo qof ayaa waxaa xanuunka Corona Virus dalka laga helay 671 ruux taas oo tirada guud ka dhigaysa 23,873 .
329,123 qof ayaa guud ahaan Kenya laga baaray Fyruskan tan iyo bishii Maarso ee sanadkan.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mutahi Kagwe ayaa xaqiijiyay in 603 qof oo dheeraad ah ay caabuqan ka caafimaadeen taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 9,930 .
3 qof oo hor leh ayaa manata u geeriyooday xanuunkan taas oo dhimashada guud gaarsiisay 391.
Ismamaulada laga helay kisaska maanta waxaa ku jirta ismamaulka garissa oo laga helay 3 xaaladood oo corona virus ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here