In ka badan 600,000 oo qof oo shaqo la’aan ku noqday Ingiriiska

Warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 600,000 oo qof oo ka shaqeynayay shirkadaha Ingiriiska ay shaqo la’aan soo foodsaartay bilihii afaraad iyo shanaad ee sannadkan.
Arrinkan ayaa loo aaneeyay saameynta ballaaran ee ka dhalatay fayraska corona.
Ingiriiska ayaa ka mid ah wadamada uu sida weyn u saameeyay cudurka Covid-19 ee uu cudur sidaha corona sababay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here