In ka badan 7,000 oo dhakhaatiir ah oo dunida ugu dhintay COVID19

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegaysa in ugu yaraan 7,000 oo saraakiil caafimaad ah guud ahaan dunida uu noloshoodu galaaftay cudurka COVID19.
Dhimashada ugu badan ee saraakiisha caafimaad ee la xiriirta coronavirus ayaa laga diiwaangeliyay dalka Mexico.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here