In ka badan 800 oo u dhimatay caabuqa Shiinaha

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ilaa iyo hadda u dhimatay caabuqa Coronavirus ee dalka Shiinaha taaso gaartay 811 qof.
Firuusigan oo ku sii fiday wadamo kale ayaa walaac xooggan ka abuuray dunida.
Dadkan la xaqiijiyay inay dhinteen waxaa ka mid ah laba qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadamada Japan iyo Maraykanka.
Muwaadinka Maraykanka ayaa ah midkii ugu horreeyay ee ajnabi ah oo caabuqan ugu dhinta gudaha Shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here