In ka badan kun qof oo Kenya laga helay fayraaska koroona

1,018 qof ayaa maanta laga helay xanuunka Covid-19 dalkani Kenya, kiisaska guud ayaa ah 51,851.
Waxaa u geeriyooday 16 bukan dhimashada guud waxay gaartay 950. halka ay 426 qof ka caafimaadeen bogsashsada guud waxay maraysa 35,258 .
45 bukaan ah ayaa la dhigay qeybta xaalada deg dega ah iyagoona qaadanaya neef caawiyaha ee loo yaqaano Oxygenka
Nairobi 199, Mombasa 117, Kiambu 102, Kericho 73, Nakuru 67, Bungoma 66, Uasin-Gishu 55, Kisumu 50, Kilifi 40, Kisii 30, Bomet 18, Siaya 18, Nyeri 16, West Pokot 16, Meru 14, Isiolo 14, Machakos 12, Murang’a 10, Nandi 10…
Laikipia 9, Kajiado 9, Garissa 9, Busia 8 Tharaka-Nithi 6, Nyamira 6, Kirinyaga 5, Vihiga 5, Samburu 5, Kakamega 4, Kwale 4,Trans Nzoia 3, Baringo 3, Wajir 3, Turkana 2, Narok 2, Nyandarua 2, Taita Taveta 2, Tana River 2, and Migori 1.
Waxaa si weyn looga cabsi qaba inuu dalka mar kale uu six un ugu fido xanuunkan halista ah ee COVID 19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here