In kabadan 60 qof oo wali la la’a yahay kaddib qaraxii Beyruut

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay in wali la la la’a yahay in ka badan 60 qof, afar maalmood kaddib qaraxii ka dhacay wadankaasi.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka dalkaasi ayaa sheegeen in qaraxaasi ay ku nafwayeen in kabadan 150 qof oo ay ku jiraan 25 qof oo aan wali la xaqiijinin.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka wadanka Lubnaan ayaa jimcihii shaley sheegay in ugu yaraan 120 qof oo kamid ahaa 5,000 qof ee dhaawaca soo gaaray ay xaaladoodu caafimaad liidato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here