Posted in WARARKA

Dowladda Yemen oo aqbashay qorshe nabadeed oo ay waddo Qaramada Midoobay

Dowladda dibad jooga ah ee waddanka Yemen ayaa aqbashay qorshe nabadeed oo ay Qaramada Midoobay soo diyaarisay , kaasoo ah in ay heshiis la gasho…

Posted in WARARKA

Booliska oo toogasho ku dilay dad burcadnimo lagu tuhmay

Ciidamada booliska ee ka howl gala magaalada tan Nairobi ayaa maanta toogasho ku dilay 2 qof oo burcadnimo lagu tuhmay, iyagoo gacantana kusoo dhigay 2…

Posted in WARARKA

Hoogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka oo kulan la yeeshay masuuliyiinta Schoollada Garissa

Hogaanka aqlabiyada aqalka Baarlamaanka Dalka ahna mudanaha laga soo doortay kursiga Baarlamaanka e Garissa township Adan Barre Ducaale  ayaa  maanta kulan la yeeshay maamulayaasha dugsiyada…

Posted in WARARKA

Booliska oo Mombasa ku qabtay maandooriye

Ciidamada booliska ayaa dekedda weyn ee Mombasa ku qabtay kunteenaro ay ku jirtay daroogada nooca loo yaqaanno Cocaine oo uu qiimeheeda ku kacayo ilaa 300…

Posted in WARARKA

Is dilka ciidamada booliska oo qeylo dhaan laga muujiyay

Waxaa isasoo tareysa qeylo dhaan xoogan iyo walaac laga muujinayo soo badashada dhacdooyinka la xiriira is dilitaanka askarta ka tirsan ciidamada booliska ee dalka. Daraasad…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada baarlamaanka oo taageeray isbadal lagu sameeyo waxda wax barashada

Qaar ka mid ah mudaneyaasha aqalka baarlamaanka ee dalka ayaa sheegay in ay la dhacsayihiin talooyinka ku aadan in is badal dib u habeyn ah…

Posted in WARARKA

Tareen kusii jeeday Uganda oo ku rogmaday Mombasa

Dadka deegaanka ee ku dhaqan deegaanka Makupa ee hoos tagta Mombasa ayaa boob u geystay raashin qamadi ah oo saarnaa tareen nooca xamuulka qaado ah…

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan booliska oo ku dhintay shil gaari

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Makuweni ayaa sheegaya in galinkii hore ee shalay uu shil gaari oo ka dhacay halkaas ku geeriyooday sarkaal ka tirsanaa…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha IEBC iyo xubno kale oo wajahaya su’aalo weydiin adag

Masuulka ugu sareeya gudiga madaxa bannaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka ee IEBC Ahmed Isack Hassan ayaa lagu wadaa in uu maalinta bari ee isniinta…

Posted in CIYAARAHA

Atletico Madrid oo la soo wareegtay Kevin Gameiro

Kooxda Atletico Madrid ayaa waxa ay shaaca ka qaaden in ay la soo wareegen laacibka weeraryahanka uga dheeli jiray kooxda Sevilla Kevin Gameiro waxana ay…