
Dagaal goos goos aya lagu soo waramayaa in ay ka dhacayaan Maagaalada manbij ee waqooyiga dalka Syria kadib markii kooxda isugu magacawday khilaafada Islaamka ay kadhaga adeegen mudadii loo qabtay in ay isaga baxaan Magaaladaasi iyadoo asan jirin wax dagaal ah.
Dadka deeganka ayaa sheegayaa in diraadaha Mareykanka ay halkaas ka bilaaben markale duqeymo lala begsanayo kooxdaasi oo maamusho manbij.
Kooxda kormeerto xaalada biniaadimo ee dalkaasi Syria islamarkaana fadhigeedu yahay UK ayaa shegtay in dad kabadan 200 oo qof ay ku barakaceen Magaladaasi maalinitii shalay oo jimco eheyd.
Goor sii horeysay ayeey eheyd markii koxda Daacish lo qabtay muddo 48 sacadooda ah si ah ooga baxaan magaaladaasi oo maalmihii la soo dhaafay diyaaradaha mareykanka duqeyn ka geysanayay.
Isbcuna gudihiisa ayeey eheyd markii ciidamada mareykanka lagu eedeeyay in diyaaradahoda dileen dad shacab ah oo kusugnaa magaaladaasi .
la musibo in as diig aan xalal ahen in as kudata malinkasto dunidha korkedha taseyna waxay tilman utaxahy calamadhahay ee qiyamo