Saraakiisha gudiga EACC oo baarlamaanka laga ceyriyay

Xubnaha gudiga laba geesoodka ah ee ku  howlan wadahadalada ku saabsan gudiga doorashooyinka iyo xududada ee IEBC ayaa maanta baarlamaanka ka ceyriyay saraakiisha gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq-maasuqa.

Sarakiishan oo gudiga u hor tagay si ay  u soo bandhigaan eedeymaha  ay u soo jeediyeen shaqsiyaad qaar, ayey xildhibaanada sheegay in warbixintoodu aynan ahayn mid dheeli tiran.

Xildhibaanadan ayaa gudiga EACC ku eedeyay in ay dadka qaar eedeymo anan la cadeyn Karin dusha tuurayaan.

Horay ayey ahayd markii xildhibaanadan qaar ay warbixintan ula dheceen  hadana walaac laga muujiyay.

Ugu   dambeyntina , xildhibaanadan ayaa si wadajir ah u ogolaaday in sida ay saraakiisha EACC u soo bandhigeen eedeymahooda ayan lagu qancin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *