Manchester United oo diyaar la ah 38 milyan oo yuro si ay u hesho saxiixa Gabriel Jesus

Kooxda Tababare Jose Mourinho ayaa lagu wada in ay soo bandhigto dalab lacageed oo ay ku dooneyso in ay kula soo wareegto 19 sano jirka rer Brazil ee u dheela kooxda Palmeiras ee lagu magacaabo Gabriel Jesus kaas oo ay tartan adag kula gali doonto kooxda kale ee rer Ingiriis ee ka dhisan magaalada Manchester ee Manchester City waxana Manchester United lagu wadaa in ay kooxda ay xafiltaman ee Manchester City ay kaga hormarto saxiixa laacibkan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *