Daafaca Arsenal Per Mertesacker oo dhaawac soo gaaray

Daafaca Arsenal u dheela uuna dhashay waddanka Jarmalka Per Mertesacker ayaa waxa soo gaaray dhaawac kaas oo u kaga maqnaan doono garoomada sida u sheegay tababarihiisa Arsene Wenger.

31 sano jirkan ayaa waxa u dhaawac soo gaaray jimcaha xili kooxdiisa ay ciyaar saxiibtinima la lahayd kooxda Lens waxana u ka haray safarka ay kooxdaas ku aaday waddanka America halkaas oo ay uga qeyb gali doonto ciyaara saxibtinimo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *