Villarreal oo la soo wareegtay Alexandre Pato

Kooxda Vilarreal ee ka dhisan waddanka Spain ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay la soo wareegtay laacibka rer Brazil ee Alexandre Pato kaas oo horey kooxda Chelsea si ammaah ah ku joogay waxana ay kala soo wareegtay kooxdiisa Corinthians.

26 sano jirkan kooxda Corinthians uga dheelo booska weeraryahanka ayaa waxa hal gool oo kaliya uu u dhaliyay kooxda Chelsea 2 kulan oo uu u dheelay kadib marka u kooxdaas ku biiray biisha January ee sanadkan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *