Arsenal oo lagu soo waramayo in ay wada hadalo kula jirto Valencia

kooxda Arsenal ee u laaliyo tababare Arsene Wenger ayaa waxa lagu soo waramaya in ay wada hadalo la furtay kooxda rer Spanish ee Valencia waxana ay kooxdan aad u daneyneysa sida ay ku heli lahayd laacibka rer Jarmal ee booska daafaca uga dheelo kooxda Valencia Mustafi waxana u xiddigan qandaraaskiisa qeexaya in lagu fasixi karo oo kaliya wa haddi kooxaha xiiseynayo ay bixiyaan 42.1 milyan oo ginni waxana ay kooxda Arsenal u aragta ninka buuxin karo booska u hadda uun baneeyay daafaca kooxda ka dhaawacmay ee Per Mertesacker.

24 sano jirkan ayaa waxa u Everton ku qaatay 3 xili ciyaareed kadib marki u kooxdaas kaga soo biiray kooxda Hamburg sanada 2009-ka balse waxa ku adkaatay in u wax ciyaar ah uu u dheelo kooxdaasi ee xiligaas u macaalin u ahaa david Moyes waxana uu ugu dambeynti u qab xor ah uu ugu biiray Sampdoria waxana u macaalin Wenger u suuqa ugu jira sida u ku heli lahaa daafac kadib marki u Per Mertesacker u dhaawac ka soo gaaray jilibka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *