Borussia Monchengladbach oo soo bandhigtay dalab lacageed oo ay ku dooneyso Christensen

Kooxda Borussia Dortmond ee ka dheesha horyalka Jarmalka ee Bundesligaha ayaa waxa ay shaaca ka qaaday dalabka lacageed oo ay dooneyso in ay kula soo wareegto laacibka da’ada yare e daafaca uga dheelo kooxda rer London ee Chelsea kaas oo lagu magacaabo Christensen waxana u xiddigan soo jiitay indhaha kooxda Borussia xili u qab ammaah ah uu uga dheelaayay horyalka Bundesliga waxana ay Borussia sheegtay in ay diyar la tahay 18 milyan oo yuro si ay u hesho saxiixa xiddigaas.

Christensen oo 20 sano jir ah ayaa waxa u ku soo biiray kooxda Chelsea iyado kooxdan ay ka soo iibsatay kooxda Brondby sanadi 2014 waxana Chelsea uu u dheelay 3 kulan oo kaliya ka hor inta aan kooxda Gladbach aan si ammaah ah loogu dirin xili ciyaareedka tagay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *