Mudane Aden Bare Ducale oo ardayda Gobolka waqooyi bari ugu baaqay in ay ka fogadaan falalka dugsiyada lagu gubayo

Hogaamiyaha  aqlabiyada aqalka Baarlamaanka ee dalkani Kenya ahna mudanaha laga soo doortay kursiga Baarlamaanka ee Garisa township Adan Barrre Ducaale  ayaa ugu baaqay ardayda wax ka barata dugsiyada sare e  countiyada gobolka Waqooyi Bari   in ay ka fogaadaan falalka  la xariira iskoolada lagubaya oo waayadan ku soo badanaaya Dalka .

Mudanaha ayaa ardayda waxkabarata  countiyada Garissa, wajir iyo mandheera ku booriyay inay waxbarashada ku dadaalaan.

Xildhibaanka ayaa hadaladan yiri mar uu ka hadlaayay  xaflad ka dhacday dugsiga sare e County high e magaalada Garissa o   lagu abaalmarinaayay ardayda iyo macalimiinta  iskoolkaasi e dadaalka muujiyay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *