Atletico Madrid oo la soo wareegtay Kevin Gameiro

Kooxda Atletico Madrid ayaa waxa ay shaaca ka qaaden in ay la soo wareegen laacibka weeraryahanka uga dheeli jiray kooxda Sevilla Kevin Gameiro waxana ay kula soo wareegtay lacag lagu sheegay in ay tahay 28 milyan oo ginni waxana u 29 sano jirkan u qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah iyado xili ciyaaredka tagay u dhaliyay 29 gool kulamada dhamaan ee u ka qeyb galay isago sita maaliyada Sevilla.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *