Barcelona oo ka adkaatay Celtic

Kooxda Barcelona ee u laaliyo Tababare Luis Enrique ayaa waxa ciyaar saaxibtinimo oo ay la lahayd kooxda Celtic ay guul ka gaartay iyado kaga adkaatay kooxda rer Scotland  3 gool iyo 1 waxana goolasheeda u dhaliyay ciyaaryahanadeeda kala ah Arda Turan daqiiqada 11-aad,goolka 2-aad ayaa isna ahaa mid ay iska dhaliyeen ciyaaryahanada Celtic oo waxa iska dhaliyay Efe Ambrose daqiiqadi 31-aad waxana goolki 3-aad shabaqa taabsiiyay ciyaaryahanka Munir El Hadadi daqiiqada 40-aad goolka kaliya ee Celtic ayaa waxa u dhaliyay Leigh Griffiths daqiiqada 29-aad.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *