Hazard oo laba gool u dhaliyay Chelsea

Ciyaaryahanka u dhashay waddanka Belgium Edin Hazard ayaa waxa u kooxdiisa Chelsea uu u dhaliyay 2 gool ciyaar ka tirsanayd koobka International Champion Cup kaas oo ka socdo waqoyiga Maraykanka waxana kooxdiisa looga adkaaday 3 gool iyo 2 gool ciyaarta dhexmartay Chelsea iyo Real Madrid waxana u Hazard goolashaasi dhaliyay daqiiqadaha kala ah daqiiqada 80-aad iyo tan 90-aad dhinaca kale Real Madrid ayaa waxa iyadana goolasheeda u kala dhaliyay ciyaaryahanadeeda kala ah Marcelo oo dhaliyay labo gool kuwaas oo u kala dhaliyay daqiiqadaha kala ah 19-aad iyo 26-aad halka goolka 3-aadna u dhaliyay Mariano Mejia daqiiqada 37-aad.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *