Posted in WARARKA

Aqalka sare ee Brazil oo u codeeyay xil ka qaadista Dilma Rousseff

Aqalka sare ee Brazil ayaa u codeey si buuxda in xilka laga qaado madaxweyne Dilma Rousseff markii ay soo dhamaadaan dacwada loo haysto. Lixdan iyo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha kuxigenka dalka oo u ugu baaqay xildhibaanada Jubilee in ay gacan siyen warbixintii laga keenay IEBC

Madaxwyne kuxigeenka dalka William Ruto ayaa ugu baaqay xildhibaanada ku jira isbahaysiga Jubilee in ay taagero u muujiyan warbixintii kasoo baxay gudigii laba geesodka ahaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo bistoolad ka helay degmada Degoritti ee Magaalada Nairobi

Ciidamada booliska ee degamada Degoretti ee Magaalada tan Nairobi ayaa soo helay bistoold lagu qariyay meel u dhow mariath Muslims. Sida laga sooo xigtay OCPD-da …

Posted in WARARKA

Gudoomiyihi Gudiga EACC oo is casilay

Gudoomiyiihi gudiga anashaxa iyo dagalaanka musuq maasuq ee EACC Philip Kinisu ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay jagadii uu kahayay…

Posted in WARARKA

Turkey-ga iyo Kurdiyiinta Syria oo kala saxiixday heshiis xabad joojin ah

Saraakiil u hadashay dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay heshiis xabbad joojin ah kala saxiixdeen dowladda Turkey-ga iyo hoggaanka kooxda Kurdiyiinta YPG eek u sugan…

Posted in WARARKA

Garoonka diyaaradaha ee Frankfort oo laga soo tabiyay xaalad cabsi amaan ah

Qeyb ka mid ah Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Frankfort ee waddanka Germany ayaa maanta laga daad gureeyay dadka, kaddib markii ay soo food saartay…

Posted in WARARKA

Booliska oo toogasho ku dilay nin burcadnimo lagu tuhmay

Ciidamada booliska ee ka howl gala magaalada tan Nairobi ayaa habeenimadii xalay toogasho ku dilay 1 nin oo lagu tuhmay burcadnimo, kaasoo xiligaas ku howlanaa…

Posted in WARARKA

Shilal ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Nakuru iyo Narok

2 carruur ah ayaa ku dhimatayshil gaari oo xalay maqribnimadii ka dhacay wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Narok iyo Mai Mahiu. Shilkaasi oo ay…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo maanta billaabaya booqasho uu ku tagayo gobolka xeebta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in maanta oo arbaca ah billaabo booqasho uu ku tagayo maamul goboleedka Mombasa ee gobolka xeebta dalka. Kenyatta oo…

Posted in WARARKA

Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda ISIL oo gobolka Allepo lagu dilay

Afhayeenka kooxda isu magacawday khilaafada Islaamka ee Isil Abu Mohamed al-Adnani ayaa waax lagu dilay gobolka Allepo ee kuyaala waddanka Syria sida u shaaca ka qaaday…