Posted in WARARKA

Hal askari oo dhaawac kasoo garaay kadib markii bam lagula egtay Countiga Lamu

Hal askari oo katirsana ciidamada Booliska kuwa Maamulka ee AP-da ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac kasoo garay kadib markii dabley la rumeysan yahay…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo laga codsaday in uu taageero hoos u dhigidda faa’iidada deymaha

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha siyaasadda ee dalka ayaa u xusul duubaya in la dhaqan galiyo hindise sharciyeed lagu doonayo in lagu xakameeyo qiimaha faa’iidada…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha Machakos oo cambaareeyay fal uu nin xaaskiisa gacamaha uga gooyay

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta laga soo doortay maamul goboleedka Machakos ayaa si carol eh uga hadlay fal ku saabsan nin xaaskiisa labada gacmood ka…

Posted in WARARKA

8 arday oo ku dhaawacantay School ku gubtay Mombasa

8 caruur ah oo arday ah ayaa ku dhaawacantay dab xoogan oo qabsaday qeybta jiifka ee Schoolka hoose/dhexe ee St Augustine oo ku yaalla degmada…

Posted in WARARKA

Turkey oo ku hanjabtay in uu ka noqonayo heshiiskii hakinta qaxootiga ee ay la gashay Midowga Europe

Dowladda Turkey-ga ayaa ku goodisay in ay dib uga noqon doonto heshiiskii ay dhawaan midowga Europe kula gashay in ay joojiso qul qulka dadka qaxootiga…

Posted in WARARKA

Isbitaallada Nairobi oo wajahaya daawo la’aan

Waxaa isasoo taraya walaac xoogan oo laga muujinayo in isbitaallada guud ee ay dowladda maamusho eek u yaalla Nairobi ay wajahayaan dhibaatooyin dawo yaraan ah….

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan dowlad goboleedka Machakos oo loo maxkamadeeyay kiis fara xumeyn ah

Mid ka mid ah shaqaalaha dowlad goboleedka Machakos ayaa lasoo hor muuqday maxkamadda isagoo wajahayay kiis dacwadeed oo ku saabsan in uu fara xumeeyay gabar…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo lagu wado in uu booqdo maamul goboleedka Kisii

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa qorsheynaya in uu booqasho 4 maalmood ah oo si aad ah loo sugayo ku tago deegaanno ka tirsan maamul goboleedka Kisii….

Posted in WARARKA

Dawladda Turkiga oo xirtay 11 qof oo qorsheynaayay in ay afduuban Madaxweyne Erdogan

Sida laga soo xigtay wakaalada wararka ee ku hadasha afka dawladda Turkiga ee Anadolu ayaa waxa ay sheegtay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran…

Posted in CIYAARAHA

Arsenal oo dalab ka gudbineyso Fernandez

Kooxda Arsenal ee u laaliyo tababare Arsene Wenger ayaa waxa lagu soo waramaya in ay dooneyso in ay dalab dhan 10 milyan oo ginni ay…