Arsenal oo dalab ka gudbineyso Fernandez

Kooxda Arsenal ee u laaliyo tababare Arsene Wenger ayaa waxa lagu soo waramaya in ay dooneyso in ay dalab dhan 10 milyan oo ginni ay ka gudbiso daafaca u dheelo kooxda Swansea ee Fernandez.

Arsenal ayaa 27 sano jirkan rer Argentina u aragtaa in u buuxini karo booska daafaca dhaawacmay ee Per Mertesacker.

Xiddigan ayaa ku biiray kooxda Swansea sanada 2014-ka xiligaas oo ay kusoo iibsatay 8 milyan oo ginni waxana ay kala soo wareegtay kooxda rer Taliyani ee Napoli waxana ay dhinaca kale Swansea hadda uun la soo wareegtay daafac kaas oo ay kasoo iibsatay kooxda Ajax waxana daafacaasi magaciisa lagu sheegay Mike Van Der Hoorn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *