Arsenal oo Qorsheyneyso in ay dalab ka Gudbiso Icardi

Kooxda Arsenal ayaa wali si aad ah u xiiseyneysa weeraryahanka rer Faranse ee u dheela kooxda Lyon Alexandre Lacazette balse haddi ay ku adkaato in ay la soo wareegto ciyaaryahankan waxa ay u dhaqaaqi doonta kaptanka kooxda Inter Milan Mauro Icardi kaas oo ay warar hoose sheegayan in ay ka gudbin doonto 50 milyan oo ginni.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *