Raila-Odinga
Posted in WARARKA

35 boqolkiiba dadka kenyanka oo doonayo in Raila uu ka faristo siyaasada

Ra’iyi aruurin la qaaday ayaa lagu sheegay in 35 boqolkiiba dadka kenynka ay doonayaa in Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka in uu ka fariisto guud…

Posted in WARARKA

14 ruux oo u dhashay shiinaha oo lagu weeraray Countiga Narok

Dhalinyaro si aad u careysan ayaa waxay weerar ku qaaden muwaadiniinta u dhalatay dalka dhiinaha oo howl shaqo u joogay dalka gaar ahaan Countiga Narok….

Posted in WARARKA

Wakiilada Countiga Garissa oo kulan la yeeshay gudiga qoondaynta dakhliga Dalka

Xubna ka socday  gudiga qoondaynta dakhliga Dalka  ayaa kulan ku la qaatay magaalada Garissa  mudanayaasha aqalka wakiilada  ee countiga Garissa  si xog badan uga siiyaan…

Posted in WARARKA

Ganacsatada Magaalada Nairobi oo lumisay isku dar lacag ka badann 100 milyan intii ay socdeen Dibadbaxyadii looga soo horjeeday IEBC

Ganacsatada ku dhaqan amagaalada tan Nairobi ayaa lagu soo waramayaa in ay kumiyeen lacag dhan 120 Milyan oo shilinka dalka intii ay socdeen dibaxbayadii looga…

Posted in WARARKA

Hay’ada IPOA oo Eedeyn dusha oga turtay OCPD-ga Magaalada Kayole

Hay’ada dabagalka iyo baaritanaada ee loo yaqaano IPOA ayaa si kulul u camaabreysay OCPD-ga Magaalada kayole Ali nuno kadib markii uu xiray mid kamid saraakiisha…

Posted in WARARKA

Dhisme 5 dabaq ka kooban oo ku dumay Nairobi

Dhisme ka koobnaa 5 dabaq oo horay loo cambaareeyay ayaa maanta ku dumay dhinaca koonfureed ee xaafadda Karibangi ee magaalada tan Nairobi. Ma jirin cid…

Posted in WARARKA

Kenya oo dooneysa in France ay kala kaashato nabadeynta gobolka

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsaday dowladda France in ay Kenya ka caawiso dadaallada ay ugu jirto sidii ay u xaqiijin lahayd nabad…

Posted in WARARKA

Booliska Zimbabwe oo xirxiray dad kasoo hor jeeda madaxweynaha dalkaas

Booliska waddanka Zimbabwe ayaa xabsiga u taxaabay hogaamiyeyaal ka tirsan ururka war veterans oo mar awood weyn ku lahaa dalkaasi. Siyaasiyiintaasi iyo dad kale oo…

Posted in WARARKA

Booliska oo Baaraya Hanjabaado Dil ah oo Loo Jeediyay Xoghayaha Ururka Macalimiinta

Waxda dambi baarista ee ciidamada booliska dalka ayaa bilowday baaritaanno ay ku sameyneyso hanjabaado dil ah oo loo jeediyay xog hayaha guud ee ururka macalimiinta…

Posted in WARARKA

Xildhibaankii hore ee Nakuru oo geeriyooday

Siyaasi rug cadaa ah oo horay xildhibaan uga soo noqday degmada Nakuru ayaa lagu soo waramayaa in uu fiidnimadii xalay geeriyooday kadib markii uu in…