14 ruux oo u dhashay shiinaha oo lagu weeraray Countiga Narok

Dhalinyaro si aad u careysan ayaa waxay weerar ku qaaden muwaadiniinta u dhalatay dalka dhiinaha oo howl shaqo u joogay dalka gaar ahaan Countiga Narok.

Muwaadiniintan ayaa ka shaqeynayay dhismaha wado tareen oo casri ah oo laga dhisyay inta u dhaxeyso Narok-Maai Mahiu ee isla countiga narok.

In kabadan 300 dhalinyaro ayaa weerartay dadkaasimm waxayna dhlaintaasi ka cabanayeen in aan qandaraaska lagu dhisayo qadka tareenka aan ilaa iyo hadda qeyb laga siinin maadama meesha laga dhisayo uu deegaankooda yahay.

Dhacadadasi ayaa waxa sidoo kale lagu soo waramayaa in lagu dhaacawacy wariye halkaasi tagay islamarkaana doonayay in uu warbixin kaso doyaariyo.

Dhibanayaashan oo soo gaaray dhaawacyo kala duban ayaa hadda loo la cararay Isbitaalka Narok Referral halkaas oo hadda xaaladooda caafimad lagula tacaalayo.

Dhalinyarada aagaasi aya goor sii horeysay uhu baaqay dowlada in shaqo ay kasiiso wadada tareenka ah ee la dhisayo taas oo hadda ku ka liftay in ay weerar u gestaan shaqaalahaasi ku howlanaa dhisita qadka tarenka ee Narok iyo Maai Mahiu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *