Ismael Bennacer oo loo sheegay in uu u dheeli karo xulkiisa

Da yarka u dheela kooxda Arsenal ee lagu magacaabo Ismael Bennacer ayaa waxa ay ururka kubada cagta adduunka ee FIFA uu u ogalaaday in uu u dheeli kara waddankiisa Algeria.

18 sano jirkan khadka dhexe kaga dheela kooxda Arsenal ayaa waxa u ku dhashay waddanka Faransiiska waxana u horey ugu dheelay da yarta waddankaasi Franse waxana ay labadiisa walidba ka kala soo jeedan waddamada Algeria iyo morocco waxana u kamid yahay ardayda waxa ka barata dugsiga kubada cagta ee Arsenal waxana u kooxdaasi kulankiisa ugu horeeyay abid uu u dheelay ciyaarta ay kooxda Arsenal guul darada ka soo raacday taas oo ay la lahayd kooxda Sheffield Wednesday waxana Arsenal loogaga badiyay 3 gool iyo eber.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *