Wakiilada Countiga Garissa oo kulan la yeeshay gudiga qoondaynta dakhliga Dalka

Xubna ka socday  gudiga qoondaynta dakhliga Dalka  ayaa kulan ku la qaatay magaalada Garissa  mudanayaasha aqalka wakiilada  ee countiga Garissa  si xog badan uga siiyaan mudanayaasha nidaamka dakhli qaybinta .

Afahayeenka  aqalka wakiilada e countiga  Garissa Maxamad Cabey ayaa idaacada STAR FM faa faahin ka siiyay  kulanka ay la qaateen xubnaha gudiga iyo wax yaabihi ay usoo bandhigeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *