Posted in WARARKA

Ciidamo boolis dheeraad ah oo lagu daadinayo magaalada London

Laamaha ammaanka ee wadanka Britain ayaa shaaca ka qaaday in la kordhin doono tirade ciidamada booliska ee ka howl gala magaalada caasimadda ah ee London,…

Posted in WARARKA

Kenya iyo Cuba oo iska kaashanaya howlaha caafimaadka

Dowladaha Kenya iyo Cuba ayaa lagu wadaa in ay si wada jir ah isaga kaashadaan horumarinta adeegyada caafimaadka ee labadooda wadan. Masuuliyiinta labada dal ayaa…

Posted in WARARKA

Qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo ka dhashay god ku dumay Meru

1 ruux ayaa ku dhintay halka 20 kalena ay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen god dhagaxa laga qodo oo ku dumay maamul goboleedka Meru. Musiibadaan…

Posted in WARARKA

Culumaa’udiinka Mandera oo baaq ku aadan dhinaca caafimaadka u jeediyay dowladda Kenya

Qaar ka mid ah culumaau’diinka ku dhaqan maamul goboleedka Mandera ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka dhashay kaneecada oo…

Posted in WARARKA

Madaxda gudiga IEBC oo sheegay in ay diyaar u yihiin is casilaad

Masuuliyiinta sar sare ee gudiga madaxa bannaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka ee IEBC ayaa muujiyay sida ay diyaar ugu yihiin in ay xafiisyada baneeyaan,…

Posted in WARARKA

Gantaal ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi oo ku dhacay meel u dhow biyaha Japan

Saraakiisha dalalka Kuuriyada Koonfureed iyo Japan ayaa sheegay in gantaal ridada dhexe ah oo ay tijaabo ahaan u rideen ciidamada Kuuriyada Waqooyi uu ku dhacay…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa dab xalay ka kacay xaafada Kibera

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qasaare hantiyeed oo ka dhashjay dab xoogan oo xalay fiidkii ka kacay xaafadda isku raranta ah ee Kibera ee…

Posted in WARARKA

Booliska oo sugaya natiijada baaritaanno lagu sameeyay meydadka 2 arday

Taliska ciidamada booliska ee ka howl gala maamul goboleedka Nakuru ayaa sheegay in ay ka dhur sugayaan natiijada tijaabooyin lagu sameeyay meydadka 2 arday oo…

Posted in WARARKA

Magaalada Benghazi oo u qarax weyn oo loo adeegsaday baabur u ka dhacay

Waxa lagu soo waramaya in qarax weyn u ka dhacay magaalada labaad ee ugu weyn waddanka Libya ee Benghazi,qaraxaas oo loo adeegsaday baabur waxyabaha qarxa…

Posted in WARARKA

Jamacada USIU oo dacweysay madaxweynihi hore ee dalka

Madaxweynihi hore ee dalka kaas oo hadda siyaasada hawlgab ka noqday,Daniel Torotich Arap Moi ayaa waxa dacwad ka gudbiyay jamacada USIU dacwdaasi oo ku qotomta…