Everton oo la soo wareegtay Idris Gueye

Kooxda Everton ee u macaalinka u yahay Ronald Koeman ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay la soo wareegtay daafaca u dhashay waddanka Senegal ee u dheeli jiray kooxda Astonvilla waxana u xiddigan qalinka ku duugay heshiis afar sano ah.

Laacibkan ayaa waxa u horey Astonvilla uu uga soo biiray kooxda reer franse ee Lille iyado kula soo wareegtay lacag lagu sheegay in ay tahay 9 milyan oo ginni  biisha July ee sanadki tagay ee 2015-ka waxana u kooxdaasi uu u dheelay 35 kulan ee ka tirsan horyalka Ingiriiska xili ciyaareedka tagay waxana ciyaaryahankan u isaga tagaya kooxdaasi iyado dib loogu celiyay herki 2-aad ee ciyaaraha Ingiriiska ee loo yaqaano championshipka.

1 thought on “Everton oo la soo wareegtay Idris Gueye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *