Posted in WARARKA

Dowlada Iran oo 20 qof oo Muslimiin Suuni ah xukun daldalaad ah ku fulisay

Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay daldashay 20 ruux oo ay ku eedeeysay inay ka dambeeyeen weeraro hubeysan. Warbaahinta dowlada Iran ayaa shaacisay in dadkan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo kulan la yeeshay hogaamiyayaasha Gobolka Xeebta iyo Countiga Kisii

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay hogaamiyayaasha laga soo dortay gobolka xeebta ee dalka iyo sidoo kale Countiga Kisii. Mr…

Posted in WARARKA

Dowlada Countiga Nairobi oo kuguuldareysatay in ay dumiso dhismooyin la doonayay in la bur burburiyo

Dowlada Countiga Nairobi ayaa kuguul dareysatay in ay bur buriyaan dhismooyin horay loo calaamadeeyay in dhulka lala simo kuwaas oo la sheegay in aan lagaarsiinin…

Posted in WARARKA

Laba haween ah oo isbitaalada la dhigay kadib markii seygooda dhaawacyo u gesteen

Iyadoo maalmo laga soo wareegay kadib markii nin u xaskiisa gacmaha ka jaray sababo la xariira in ay ilmo u dhali waysay ayaa waxaa hadda…

Posted in WARARKA

Laba sarkaal oo dowlada katirsan oo loo xiray fal weerar loogu gestay muwaadiniin u dhalatay dalka Shiinaha

Laba jiif iyo hal qof oo dad deeganka katirisan ayaa la xiray kadib markii la sheegay in ay kadambeeyen mise wax ka ogaayen weerar lagu…

Posted in WARARKA

Muwaadiniin u kala dhalatay Britian iyo Kenya oo loo maxkamadeeyay ka ganacsiga doroogashada sharci darada ah

Laba qof oo lala xiririnayo ka ganacsiga doroogasha sharci darada ayaa maanta lasoo taagay Maxkamada kutaalo Magaalada tan Nairobi is dacwada loogu soo oogo. Labadan…

Posted in WARARKA

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne C/Kariim Xuseen Guuleed laga war bixiyay

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa cadeeyay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug…

Posted in WARARKA

Haweeney lagu eedeeyay sixir oo lagu dilay Kilifi

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Kilifi ayaa sheegaya in rag ka mid ah darawaliinta mootooyinka ay dil u geysteen haweeney lagu eedeeyay in ay sixirka…

Posted in WARARKA

Booliska Isiolo oo xiray dad lagu tuhmay in ay ku hawlanaayeen fal argagixisnimo

Booliska ka howl gala maamul goboleedka Isiolo ayaa waxa ay qabteen labo ruux oo lagu tuhmay in ay wateen aaladaha laga sameeyo waxyabaha qarxa iyadoo…

Posted in WARARKA

Ciidamada amaanka oo toogasho ku dilay 2 qof oo ka mid ahaa shacab weerar ku qaaday booliska

2 ruux oo rayid ah ayaa toogasho lagu dilay kadib markii ay dadweyne fara badan isku dayeen in ay weerar ku qaadaan saldhiga ciidamada booliska…