Federico Fazio oo Roma ugu biiray hab ammaah ah

Daafaca u dhashay waddanka Argentina uuna dheelo kooxda reer waqoyi London ee Tottenham ayaa waxa u si ammaah ah uu ugu biiray kooxda ka dheesho horyalka taliyaaniga ee Serie A-da.

29 sano jirkan ayaa waxa u Tottenham ku biiray sanadi 2014-ka waxana u durbadiiba si ammaah ah u dib ugu laabtay kooxda u ka soo tagay  ee Sevilla waxana u kula guuleystay koobka Yuropa.

Federico Fazio ayaa waxa u qalinka ku duugay heshiis afar sano ah waxana u kooxda uu u dheelay 25 kulan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *