Manchester City oo la soo wareegtay Gabriel Jesus

Kooxda Manchester City ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay la soo wareegtay laacibka u dheeli jiray kooxda reer Brazil ee Palmeiras Gabriel Jesus waxana ay kooxda sheegtay in ay kula soo wareegtay laacibkan lacag lagu sheegay in ay tahay 27 milyan oo ginni.
Jesus ayaa waxa u City u saxiixay 5 sano waxana Palmeiras la sii joogi doona ilaa iyo dhamaadka xili ciyaareedka Brazil kaas oo lagu wado in u soo dhamaado biisha Desembar ee sanadkan waxana kooxda macaalinka uu u yahay Pep Guardiola ay xiddigan ka dulqaaden Barcelona isagona dhaliyay 26 gool 67 kulan oo uu u dheelay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *