Posted in WARARKA

Madaxweyne Kuxigeenka dalka oo sheegay in aysan jirin cid tikidka Jubilee la siiyay si uu ugu tartmo doorashada soo socota

Madaxweyne Kuxigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in aysan jirin ilaa iyo hadda cid la siiyay tikidka Jubilee si uu ugu tartamo xil doorashada fooda…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo gaaray wadanka Ethipia

Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta abaare 3pm galbnimo gaaray  magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi…

Posted in WARARKA

Laba sarkaal oo lagu eedeynayo toogasha wiil skuuley ah oo xabsiga lagu sii hayn doono

Maxkamada kutaalo Magaalada Mwingi ayaa amar ku bixisay in xabsiga lagu sii hayso laba askari oo ka tirsan ciidamada booliska kuwa maamulka ee loo yaqano…

Posted in WARARKA

Kooxda Daacish oo la sheegay in ay gacanta ku dhigeen kumanaan shacab ah oo ka qaxayey nawaaxiga magaalada Mosul

Hay’ada Qaxootiga dunnida ee UNHCR ayaa warbixin ay maanta oo Jimce ah soo saartay ku sheegtay in kooxda Daacish ay maalmihii la soo dhaafay gacanta…

Posted in WARARKA

Dhaqaatirta Countiga Machakos oo ku goodiyay in aysan kasoo laaban doonin shaqo joojinta ay ku dhaqaaqen

Dhaqatirta ka howlgasha Isbitaalada ay maamusha Dowlada Maamul goboleedka Machakos oo goor sii horeysay ku dhaqaaqay shaqo joojin ayaa ku goodiyay in aysan dib ugu…

Posted in WARARKA

Maxkamad kutaala Dalka oo wax dacwad ah ku weysay 40 muwaadin oo u dhalatay dalka shiinaha

Muwaadiniin u dhalatay dalka Shiinaha oo goor sii horeysay loo qabtay falal sharci daro ah oo ay ku howlanaayen ayaa maanta la soo taagay Maxkamada…

Posted in WARARKA

Diyaarad ay leedahay dowladda Pakistan oo gacanta u gashay Taliban

Dagaalyahannada Taliban ee ku sugan gudaha dalka Afganistan ayaa la rumeysanyahay in ay gacanta ku dhigeen dhamaan rakaabki iyo shaqaalihii la socday diyaarad ay leedahay…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa weerar dad lagu dilay oo maanta ka dhacay India

Dabley aan heybtooda la garaneeynin ayaa waxa ay suuq aad u mashquul badan oo kuyaala magaalada Assam dil ugu geeysten dad tiradooda ay gaareyso 12…

Posted in WARARKA

Wasiirka gaadiidka oo si kulul u cambaareeyay weerarkii loo geystay shaqaalaha Shiinaha

Masuuliyiinta dowladda dhexe ayaa si weyn u cambaareeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday shaqaalaha dalka Shiinaha ee ku guda jira dhismaha wadada tareennada ee casriga ah….

Posted in WARARKA

Dhismeyaal sharci darro ahaa oo laga dumiyay xaafadda Buruburu

Dowladda maamul goboleedka Nairobi ayaa saqdii dhexe ee xalay sameysay howlgallo ay ku bur burisay dhismeyaal sharci darro ahaa oo ku yaallay qeybta 3-aad ee…