Posted in WARARKA

Madaxweyne Kuxigeenka dalka oo dadka ku dhaqan Nyanza ugu baaqay in ay doorashada soo socoto Jubilee tageraan

Madaxweyne ku xigeenka dalkani Kenya William Ruto ayaa shacabka ku shaqanka gobolka Nyanza ugu baaqay in dorashada guud ee soo socoto ay tageraan xisbiga jubilee….

Posted in WARARKA

Diiwan gelinta qurbajoogta oo bilaaban doonto bisha sedexaad ee sanadka soo socdo

Safiirka dalakani Kenya u fadhiyo Washington, DC  ee Mareykanka  Robinson Githae  ayaa sheegay in diiwan gelinta kenyaanka qurbajoogta ah ay bilaabaneyso bisha sedexaad ee sanadka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo wadanka dib ugu soo laabtay kadib shirkii urur goboleedka IGAD ee Itoobiya

Madaxweynaha dalkani Kenya  Uhuru Kenyatta ayaa maanta wadanka dib ugu soo laabtay kadib shir uu ka qeyb galay oo urur goboleedka IGAD uu ku yeelanayay …

Posted in WARARKA

In ka badan 13,000 arday oo dhigata jaamacada Eldoret oo dhibaato ay ka heysata dhanka jiifka

Maamulka jaamacada  Eldoret ee dalkani Kenya ayaa sheegaysa in ay caqabad ka heysato dhanka adeegyada jiifka la xiriira ee ardayda loo fidiyo. Shalay galab ayeey…

Posted in WARARKA

Daesh oo 61 qof ku dishay waqoyiga waddanka Iraq

Kooxda isu magacaawday khilaafada islaamka ee daacish ayaa waxa lagu soo waramaya in ay ku dishay toboneeya qof gobolka qaniga ku ah saliida ee Kirkuk…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Hoggaamiyaasha xisbiga ODM oo dignin u diray xisbiyada ay gacan saarka leeyihiin

Madaxda xisbiga ODM ee countiga Kakamega ayaa waxa ay u digeen xisbiyada kale ee ay wada hoostagan dalada CORD in aysan ka soo qeyb galin…

Posted in WARARKA

Sarkaalada ugu sareeyo ciidamada booliska oo ka soo gudbiyay labo liis oo is khilaafsan saraakiisha la dalacsiin lahaa

Waxa u jahwareer ka dhashay waxda qaran ee adeega ciidamada booliska kadib marki 52 sarkaal oo la dalacsiiyay oo suugayay muddo hal sano ah dalacadooda…

Posted in WARARKA

Laba qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada Eldoret iyo Webuye

Laba qof oo mid kamid ah uu yahay askar katirsan ciidamada booliska ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka subixi ka dhacay inta u dhaxeysa…

Posted in WARARKA

Ciyaaraha Olympics oo si rasmi uga furmay Rio de Janeiro

Habeenimadii xalay waxaa si rasmi ah u furmay ciyaaraha aadka loo xiiseeyo ee Olymbikada oo sanadkan ka dhacaya magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil….

Posted in WARARKA

Laba arday oo Isbitaalada la seexiyay kadib markii ay ku dhacday biriq

Wararka inaga soo gaarayo deeganka Matete oo katirsan Countiga Kakamega ayaa sheegayaan in halkaasi ay si xun ugu dhaawacmeen laba arday kadib markii ay ku…