Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkeyga iyo hogaamiyeyaasha mucaaradka oo ku midoobay ka qeyb galka mudaharaad ka dhacay Istambul

Isu soo bax lagu taageerayo dimuqraadiyadda loogana jawaabayo af gambigii dhicisoobay ee dalka Turkey-ga ayaa ka dhacay magaalada ugu weyn waddankaas ee Istambul. Kulankaan oo…

Posted in WARARKA

Orodyahanka South Africa ee Oscar Pitorius oo isbitaalka la dhigay

Odoryahanka u dhashay dalka Koonfurta Africa ee billada ka heysta tartamada orodka curyaamiinta Oscar Pistorius ayaa lagu soo waramayaa in loola cararay isbitaalka kadib markii…

Posted in WARARKA

Maamuleyaasha Schoollada oo kulan ku yeeshay Mombasa

Kulan ballaaran oo ay maanta maamuleyaasha Schoollada ku yeesheen magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin…

Posted in WARARKA

John Kerry oo lagu wado in uu booqasho ku yimaado Kenya

Xog hayaha arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa la filayaa in uu bishaan August gudoheeda soo gaaro dalka, isagoo kulan la yeelan doona madaxweyne Uhuru…

Posted in WARARKA

3 kaluumeysato ah oo ku dhimatay harada Victoria

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Migori ayaa sheegaya in 3 kaluumeysato ah ay ku dhinteen harada weyn ee Lake Victoria kadib markii ay rogmatay dooni…

Posted in CIYAARAHA

Manchester City oo soo iibsatay Marlos Moreno

Manchester City ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay la soo wareegtay weeraryahanka reer Colombia ee Marlos Moreno kaas oo ay kusoo iibsatay lacag…

Posted in CIYAARAHA

Swansea City oo diyaar garow ugu jirta sidi ay kula soo wareegi lahayd Borja Baston

Kooxda Swansea City ee ka dhisan gobolka Welsh ayaa waxa lagu soo waramaya in ay u dhawdahay in ay la soo wareegto weeraryahanka Atletico Madrid…

Posted in CIYAARAHA

Liverpool oo ku tumatay Barcelona

Kooxda Liverpool ee u macaalinka u yahay Jurgen Klopp ayaa waxa ay guul ka gaaren kooxda Barcelona ciyaar saxibtinimo ee ku wada dhex martay garoonka…

Posted in WARARKA

Wada hadalladii nabadeed ee Yemen oo bur buray

Wada xaajoodyadii nabadeed ee ay qaramada midoobay taageereysay oo lagu damacsanaa in lagu soo af jaro colaadda dalka Yemen ayaa lasoo xiray iyadoo aan wax…

Posted in WARARKA

Ababu Namwamba oo sheegay in uu la shaqeyn karo Jubilee

Xildhibaanka degmada Budalangi Ababu Namwamba ayaa ku dhawaaqay in tallaabada 3-aad ee uu qaadayo ay qeyb ka tahay la shaqeynta isbahaysi kasta oo siyaasadeed oo…