Swansea City oo diyaar garow ugu jirta sidi ay kula soo wareegi lahayd Borja Baston

Kooxda Swansea City ee ka dhisan gobolka Welsh ayaa waxa lagu soo waramaya in ay u dhawdahay in ay la soo wareegto weeraryahanka Atletico Madrid Borja Baston.

23 sano jirkan oo dhaliyay 18 gool ee horyalka Spanishka ee Laliigaha xili u qab ammaah ah uu ugu joogay kooxda Eibar waxana la sheegaya in laga yaabo in kooxda Swansea ay kula soo wareegto lacag qiimaheeda lagu sheegay in ay tahay 15 milyan oo ginni waxana ay horey kooxdan u la soo iibsatay Fernando Liorente oo ay kala soo wareegtay kooxda Sevilla ee iyadana ka dhisan waddanka Spanishka waxana ay kooxdan dadaal dheer ugu jirta sida ay ku heli lahayd badalka dhabta ah ee Andrew Ayew kaas oo si aad ah loola xiriirinaya in u doonayo in u ku biro kooxda ka dhisan galbeedka magaalada London ee Westham.

1 thought on “Swansea City oo diyaar garow ugu jirta sidi ay kula soo wareegi lahayd Borja Baston

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *