Posted in WARARKA

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo baxeysa howlgal ay booliska ku dileen 5 qof oo burcad ah

Saraakiisha ciidamada booliska ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal galinkii dmabe ee shalay ay ku dileen 5 qof oo lagu tuhmay burcadnimo, kaasoo ka dhacay xaafad…

Posted in WARARKA

Wiil uu abti u yahay madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo xaaska siyaasiga Peter Kennith oo dhac loo geystay

Ciidamada ammaanka ee ka howl gala magaalada caasimadda ah ee Nairobi ayaa howlgallo baaxad leh ka sameeyay Nairobi iyo nawaaxigeeda, kadib markii falal dhac ah…

Posted in WARARKA

Barakacaayasha gudaha ee ku dhaqan xerada qaxootiga ee Eldama Ravine oo codsi dawladda u dirsaday

Barakacayaasha qaxootiga ee ku barakacay rabshadihi doorashada 207 ka dhashay ee ku dhaqan Eldama Ravine ayaa  waxa ay dawladda codsi u direen,codsigaas oo ku aadan…

Posted in WARARKA

Boinnet oo sheegay in liiskiisa u yahay mid sax ah

Taliyaha ciidamada booliska dalka Joseph Boinnet ayaa waxa u sheegay in aysan jirin wax jahwareer ah oo ka dhex jira ciidamada booliska sida ay u…

Posted in WARARKA

Kiunjuri oo ugu baaqay Gideon Moi in ay wada heshiiyan Ruto

Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo hanaanka dawlad wadaajinta Mwangi Kiunjuri ayaa waxa u senetarka laga soo doortay Countiga Baringo uu ugu baaqay in u soo afmeero…

Posted in WARARKA

Sarkaal sare oo ka tirsan daacish oo lagu dilay Kirkuk

Sarkaal sare ee ka tirsan kooxda isu magcaawday khilaafada Islaamka ee daacish ayaa waxa lagu soo waramaya in lagu dilay gobolka qaniga ku ah saliida…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaasha Jubilee oo ku kala aragti duwanaaday ayidaada Wamalwa in uu u tartamo kursiga gavanatoor ee Countiga Nairobi

Senetarka laga soo doortay Countiga Nairobi Mike Sonko iyo gavanaha Countiga Kiambu ayaa waxa ay dhaleeceeyen qaar kamid ah xildhibaanada ka soo jeeda Countiga Kiambu…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada Jubilee oo doonayo Wabukala in u noqdo madaxa Gudiga IEBC

5 xildhibaan oo ka tirsan isbahaysiga talada dalka haya ee Jubilee ayaa waxa ay sheegen in ay doonayan in badariga weyn ee hadda hawlgab noqday…

Posted in CIYAARAHA

Manchester United oo ku guuleysatay koobka Community Shieldka

Kooxda Manchester United ee tababare Jose Mourinho ayaa waxa ay ku guuleysatay koobka Community Shieldka ciyaar ay kula dheeshay garoonka Wembley kooxda heysato horyalka Ingiriiska…

Posted in CIYAARAHA

Arsenal oo Manchester City kaga adkaatay ciyaar saaxibtinimo

Kooxda Macaalin Arsene Wenger ee ka dhisan waqoyiga magaalada London ayaa waxa ay ciyaar saaxibtinimo oo ay la dheeleysay kooxda reer Manchester ee Manchester City…