Arsenal oo Manchester City kaga adkaatay ciyaar saaxibtinimo

Kooxda Macaalin Arsene Wenger ee ka dhisan waqoyiga magaalada London ayaa waxa ay ciyaar saaxibtinimo oo ay la dheeleysay kooxda reer Manchester ee Manchester City ay kaga adkaatay 3 gool iyo 2 gool iyado oo ay goolasheeda u dhaliyeen ciyaaryahanadeeda kala ah Alex Iwobi daqiiqada 50-aad,Theo Walcot daqiiqada 73-aad iyo Chupa Akpom daqiiqada 85-aad halka goolasha Manchester City ay iyadana u dhaliyeen ciyaaryahanadeeda kala ah Sergio Aguero daqiiqada 30-aad iyo Kelechi Iheanacho daqiiqada 87-aad.

1 thought on “Arsenal oo Manchester City kaga adkaatay ciyaar saaxibtinimo

  1. I have been browsing online greater than three hours today, but I never discovered any interesting
    article like yours. It’s pretty worth sufficient for
    me. Personally, if all webmasters and bloggers made excellent content material
    as you probably did, the web might be much more useful than ever before. http://yahoo.org

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *