Paul Pogba oo lagu wado in u tijaabada caafimaadka uu u maro Manchester United

Ciyaaryahanka u dhashay waddanka Faransiiska ee u dheelo kooxda reer taliyani ee Juventus ayaa waxa lagu soo waramaya in u tijaabada caafimaadka uu u mari doono kooxda reer Manchester ee Manchester United waxana waraar hoose ay intaas ku daraayan in laga yaabo in United ay bixisay lacag lagu sheegay qiyaasteeda in ay tahay 89 milyan oo ginni si ay u hesho adeegyada xiddigan.

23 sano jirkan horey isaga tagay kooxda United sanada 2012-ka kadib marki kooxdaasi lagaga iibsaday 1.5 milyan oo ginni ayaa waxa u dib ugu soo laabanaya magaaladi u ka tagay 4 sano ka hor isago ah ciyaaryahan aad looga tageero isla markaasina ah mid aad looga xishmeyo adduunka kubada cagta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *