Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo amar ku bixisay in baaritaano dheerad lagu sameeyo laba qof oo lala’yahay

Xaakinka maxkamada sare ayaa amar ku bixiyay in baaritaano dheerad lagu sameeyo sedex sarkaal oo katirsan ciidamada booliksa kuwooda Mamulka ee loo yaqqnoa AP-da oo…

Posted in WARARKA

Madaxa fulinta ee hay’ada NACADA oo su’alo kasoo hormuqday xafiiska gudiga EACC.

Madaxa fulinta ee hay’ada la dagaalanka muqaadaradka ee dalka marka magacooda lasoo gaabiyana loo yiqaano NACADA William Okedi ayaa la xiray ka hor inta aan…

Posted in WARARKA

Countiyada dalka oo hadda neefta kasoo baxday kadib markii loo soo fasaxay lacagihii lagu talagalay

Countiyada dalka ayaa neefta kasoo baxday kadib markii lasoo saaray lacagihii loogu talagalay in lagu maareyo Maamul goboledyada sanadkan taso kadambeysay kadib markii goor sii…

Posted in WARARKA

Adeegyadii caafimaad ee maamul goboleedka Embu oo dib u bilowday

Waxaa dib loo billaabay adeegyadii caafimaad ee isbitaallada maamul goboleedka Embu, kadib markii ay shaqaalaha caafimaadka gadood shaqa joojin ah ku guda jireen muddo 1…

Posted in WARARKA

Dalxiise ajnabi ah oo lagu dilay Masaai Mara

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Narok ayaa sheegaya in nin dadka dalxiiseyaasha haga ah uu dilay qof daxiise ah oo haweeney ah taasoo u dhalatay…

Posted in WARARKA

Masuuliyiinta Turkeyga iyo Ruushka oo kulan muhiim ah yeelanaya

Madaxweynaha dalka Turkeyga Racep Tayid Erdogan ayaa maanta u ambabaxay wadanka Ruushka, isagoo lagu wado in uu la yeesho dhigiisa Ruushka Vladamir Putin. Kulanka labada…

Posted in WARARKA

Dawladdaha Japan iyo Shiinaha oo is dhaafsaday hadalo kulul

Dawladdaha Shiinaha iyo Japan ayaa waxa ay is dhaafsadeen hadalo kulul ee ku aadan badda waddanka shiinaha kaga beegan bariga,Tan ayaa waxa ay ka dambeysay…

Posted in WARARKA

Gavanaha Countiga Tharaka-Nithi oo eedeyn u jeediyay senetarada dalka

Gavanaha Countiga Tharaka-Nithi Samuel Ragwa ayaa waxa u eedeyn u jeediyay senetarada dalka kadib marki qaar kamid senetarada ay ka soo qeyb gali waayen kulan…

Posted in WARARKA

Uruurka Macaalimiinta oo ku goodiyay in ay shaqa joojin sameyn doonan

Uruurka ay ku bahooben macaalimiinta dalka oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano KNUT ayaa waxa ay ku goodiyen in ay shaqa joojin ku…

Posted in WARARKA

Shan ruux oo ku geeriyootay shil ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Kisumu iyo Kakamega

Shan ruux ayaa waxa ay ku geeriyooden shil gaari oo shalay ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Kisumu iyo kakamega waxana ay ku kala geeriyooden…