Westham oo soo iibsatay daafaca Olympiakos

West Ham ayaa waxa ay la soo wareegtay daafaca bidix ee u dheeli jiray kooxda reer Griig ee Olympiakos Arthur Masuaku waxana u xiddigan qalinka ku duugay heshiis afar sano ah.

22 sano jirkan ayaa horey inta uusan ku biirin Olympiakos uu ugu soo dheelay kooxda Valenciennes isago u dhaqaaqay waddanka Griiga sanada 2014-ka waxana u olympiakos u dheelay 100 kulan oo ay kamid yihiin 12 kulan oo ka tirsan Koobka Champions liiga waxana lagu wada in la siiyo maaliyada nambar 26-aad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *