Posted in WARARKA

Senetaha Countiga Mandera oo sheegay in uusan wax xil ah u tartami doonin doorashada fooda inagu soo hayso.

Senetaha Maamul goboledka Mandera Bilow Kerow ayaa shaaca ka qaaday in xil ah uusan u tartami doonin doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo…

Posted in WARARKA

54 arday oo ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay Magaalada tan Nairobi

Ku dhawaad 54 arday ah ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay Magaalada tan kuwaas oo dhamaantood loola cararay Isbitaalka weyn ee Kenyatta. Ardaydaasi…

Posted in WARARKA

Shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Nyeri oo ka cabanaya helitaanka kaararka sharciga

Shacabka muslimiinta ah eek u dhaqan Countiga Nyeri ayaa ka cabanaya in aysan helin kaar sharciga ee dalka ee loo yaqaano Kibandhaha. Dadkaasi ayaa waxay…

Posted in WARARKA

Duqeymaha Sacuudiga uu kawado dalka Yemen oo sare loo qaaday

Diyaaradaha dagaalka ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sare u qaaday duqeymaha ay maalmihii la soo dhaafay ka wadeen Magaalada Sanca ee Caasimada dalka Yemen. Duqeyntii ugu…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in sanadkan gudihiisa 10,000 oo macalimiin ah la dalacsiin doono

Dowlada dalka ayaa ku dhawaqday in ay qorsheeneyso sidii ay ku dalacsiin laheed qaar kamid ah macalimiinta wax kabara schoolada ay dowlada maamusho ee dalka….

Posted in WARARKA

Nkaissery oo ku goodiyay in dowlada ay gacan bir ah kuqaban doonto shaqsiyadka ku howlan kicinta shacabka

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo iskuduwaha amaanka qaranka Joseph Nkaissery ayaa oga digay dadka isticmaala baraha ay kuwada xiriiran bulshada in ay ku soo qoraan…

Posted in WARARKA

Nkaissery oo beeniyay khilaafka la sheegay in uu u dhaxeeyo taliyaha booliska iyo madaxa gudiga adeega booliska

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda amaanka qaranka Joseph Nkaissery ayaa meesha ka saaray in ay sax yihiin warar maalmihii dmabe soo baxayay oo…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta Israel oo lagu wado in ay ku dhaqaaqaan gadood shaqo joojin ah

Howl wadeennada caafimaadka ee Israel ayaa go’aan ku gaaray in ay ku dhaqaaqaan gadood shaqo joojin ah oo ay qorsheeyeen in ay sameeyaan muddo 24…

Posted in WARARKA

Xukun xabsi ah oo lagu riday nin taleefanm ku xaday maxkamad dhexdeeda

Nin ka mid ah dadka jeebsiibka loo yaqaanno ayaa lagu riday xukun 3 sanadood oo xabsi ah, kadib markii lagu helay dambi ah in uu…

Posted in WARARKA

Qoys ka kooban 30 qof oo hoy la’aan noqday kadib markii guryohooda la gubay

Waxaa isasoo taraya walaaca laga muujinayo qoys ka kooban 30 xubnood oo lagu soo waramay in ay heysato hoy la’aan, kadib markii ay dad aan…