Shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Nyeri oo ka cabanaya helitaanka kaararka sharciga

Shacabka muslimiinta ah eek u dhaqan Countiga Nyeri ayaa ka cabanaya in aysan helin kaar sharciga ee dalka ee loo yaqaano Kibandhaha.

Dadkaasi ayaa waxay sheegen in marka turxaan bixin lagu sameeyo islamarkaana waqrqdaha loo soo qaado Magaalada tan Nairobi ay adag tahay in dadki gostay ay u soo baxday.

Waxay arintaasi u horseeday in dhalinyarada countigaasi ku sugusan ay ku adktaato in ay helaan shaqooyin maadama aysan haysanin shariciga.

Qaar kamid ah oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxay dowlada countigaasi iyo mida dhaxaba ugu baqen in ay sida ugu dhaqsuyaha badan wax oga qabtaan arintaasi, waxaana hadaladooda kamid ahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *